Back to NewsBreaking

📚 SEDCO WRITING CENTER

Career & Application Services

18 Aug 20261 views
📚 SEDCO WRITING CENTER

Ma u baahan tahay CV xirfad leh, warqad codsi shaqo, dukumenti waxbarasho, cilmi-baaris, ama qoraal ganacsi oo si heer sare ah loo diyaariyey?

Somali Educational & Development College (SEDCO) waxay kuu diyaarisay adeegyo casri ah oo loogu talagalay ardayda, dadka shaqo-doonka, cilmi-baarayaasha, ganacsiyada iyo hay’adaha.

Adeegyadeena waxaa ka mid ah:

🔹 Career & Application Services

- CV & Resume Writing

- Cover Letter Writing

- LinkedIn Profile Optimization

- Scholarship & Admission Documents

- Motivation Letter & Personal Statement

- Interview Preparation

🔹 Academic & Research Support

- Editing & Proofreading

- Research Proposal Coaching

- Literature Review Guidance

- Data Analysis & Visualization

- Thesis & Dissertation Support

- Presentation & Thesis Defense Preparation

- APA, Harvard, MLA & Chicago Referencing

🔹 Business & Organization Services

- Business Plan Development

- Company Profile Writing

- Grant, Tender & NGO Proposal Support

- Project Proposal & Concept Note Development

- Professional Reports & Documentation

- Policies, Manuals & Standard Operating Procedures

- Financial Projections & Feasibility Studies

Waxaan xoogga saarnaa tayada, sirta macmiilka, xirfad-yaqaannimo iyo in shaqada lagu dhameeyo waqtigii lagu heshiiyay.

SEDCO Writing Center-ku wuxuu bixiyaa hagid, sixid, qaabayn iyo taageero xirfadeed. Dhamaan adeegyada cilmi-baarista waxaa loo qabtaa si waafaqsan anshaxa waxbarashada iyo xeerarka academic integrity-ga.

📍 **Mogadishu, Somalia**

📞 **Call / WhatsApp:**

61 3676565

+254 718 818875

📧 Email: info@sedcocollege.com

🌐 Website: www.sedcocollege.com

Nagala soo xiriir maanta si aad u hesho adeeg lagu kalsoonaan karo oo si xirfad leh loo diyaariyay.

#sedcocollege #SEDCOWritingCenter #CareerOpportunity #service #researchservices #businessdocumentation #AcademicWriting #Mogadishuhu #Somalia
Share: